Xildh. Mahad Salaad: “Farmaajo waa ka tanaasulay dacwadii Badda ee Somalia iyo Kenya”

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in loo xaqiijiyey in madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya ay ka wadahadleen arrimaha Badda labada dal dhex yaallay. “Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmad ayaa ku guulaystay inuu ku qanciyo Madaxweyne Farmaajo inuu ogolaado in khilaafka Badda ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya lagu … Continue reading Xildh. Mahad Salaad: “Farmaajo waa ka tanaasulay dacwadii Badda ee Somalia iyo Kenya”